Golmaal Again Af Somali <2024>

🔹 Filimkan kaliya maahan majaajilo, ee waa "Horror-Comedy" – qosol iyo cabsi isku dhex jiran! Kooxdu waxay ku laabanayaan agoontii ay ku soo koreen ee Ooty , halkaas oo ay ku sugayso sir weyn iyo jinniyo aan caadi ahayn.

Waa filim si farshaxanimo leh isugu daray qosolka iyo naxdinta, gaar ahaan cabsida uu Gopal ka qabo ruuxa. golmaal again af somali